Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka: Ma muuqato in Xamaas ay weerareyso askarta dhiseysa marin gargaarka lagu gaarsiiyo Gaza


Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in Xamaas aysan u muuqan in ay diyaar u tahay in ay weerarto ciidamada Maraykanka ee ka dhisaya meel ka baxsan xeebta Gaza buundo macmal ah oo nooca biyaha dul sabeeya ah, taasoo loogu talagalay in gargaarka lagu gaarisiiyo Marinka Gaza.

Hadalka Austin ayaa imaanaya toddobaad ka dib markii goobtaasi lagu weeraray hoobiye aan wax qasaara ah geysan.

Wariyaha VOA-da ee Pentagon-ka Carla Babb ayaa faahfaahinta inoo heysa. Waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xassan Sandheere.

Halkan ka dhageyso warbixinta oo buuxda
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG