Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo sheegay inuu soo celin doono mamnuucista 7 dal oo Islaam ah


Donald Trump, oo ah tartamaha loo badinayo inuu xisibga Jamhuuriga u matalo doorashada madaxtinimo ee Maraykanka, ayaa sheegay in haddii dib loo doorto uu soo celin doono mamnuuciddii dhinaca socdaalka ee uu ku soo rogay dalal ay dadkoodu Muslimiin u badan yihiin.

Mamnuuciddan ayaa ahayd mid muran badan dhalisay muddadii uu Trump xilka hayey, waxaana dalalkaas ku jiray Soomaaliya. Arrintan ayaa waxaa beddelay Joe Biden, markii uu xilka la wareegay.

Wariyaha VOA-da Scott Stearn ayaa warbixintan diyaariyey. Maxamed Cabdi Sandhere ayaa soo jeedinaya.

Trump oo sheegay inuu soo celin doono mamnuucista 7 dal oo Islaam ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG